Skip to main content

Haddii aad horeba ugu jirtay dugsi/tababarro, waxaad wici kartaa shaqo la'aanta lambarka 1-800-593-7660 si aad u codsato ka dhaafitaan. Haddii aadan hadda tababar ku jirin oo aad xiisaynayso fadlan iimayl u dir Maine.DOL.CareerCenter@maine.gov La-taliye ayaa kula soo xiriiri doona.