Sida loo helo Adeegyada Loo-shaqeeyaha
Waxaad isticmaali kartaa boggan si aad u hesho adeegyo loo-shaqeeyaha oo ku habboon daboolida baahiyaha xaaladdaada shakhsi ahaaneed. Natiijooyinka ugu wanagsan, isticmaal goobada la balaadhin karo iyo shaandhaynta si aad u bixiso tafaasiisha ugu badan ee suurtogalka ah ee ku saabsan taageerada aad u baahan tahay, ka dibna dooro badhanka 'codso' si aad u aragto adeegyada lagu taliyey.