Haa, Maine CareerCenters waxay bixisaa hage kheyraad loo-shaqeeye oo la yiraahdo "Aan u gudubno Ganacsiga" iyo sidoo kale xiriiriyaha kheyraadka Caawinta Shaqada kaas oo kaa caawinaya inaad dhex marto nidaamka Xiriirinta Shaqada ee Maine oo la yiraahdo, "Bilaabidda: Loo-shaqeeyayaasha"