Skip to main content

Haa, Waaxda Shaqada ee Maine waxay siisaa adeegyo ka jawaab celin degdeg ah shaqsiyaadka shaqada laga fariisiyay. Adeegyadan waxaa ka mid ah meelaynta shaqada, tababarka, macluumaadka Caymiska Shaqala'aanta iyo caymiska caafimaadka la awoodi karo, iyo helitaanka taageerooyin badan. Booqashada Xarunta Xirfadda waxay kaloo kaa caawin kartaa adeegyada iyo barnaamijyada CareerCenter.

Dooro mid ka mid ah agabyada soo socda si aad wax badan uga barato: