Skip to main content

Jawaabta degdega ah waa barnaamij lagu caawiyo shaqaalaha soo wajaha shaqo la'aanta sababtoo ah hoos u dhaca ama xidhitaanka. Jawaabta degdega ah waxay kaa caawin kartaa shaqo ka joojinta ganacsi kasta oo baaxad leh ama tiro kasta oo shaqaale ah. Marka loo-shaqeeyuhu ay tahay inuu shaqada ka joojiyo, waxaa jira dhowr tillaabo oo la qaadayo si wax looga qabto baahiyaha shaqaalaha ay saameysay iyo bulshada.

Waaxda Shaqada ee Maine (MDOL) waxay la talin kartaa oo ka caawin kartaa loo shaqeeyayaasha macluumaadka ku saabsan xuquuqdooda, mas'uuliyadahooda iyo waajibaadkooda inta lagu jiro dhacdadan oo kale. Hadafka barnaamijku waa in la ilaaliyo xasilloonida dhaqaale ee shaqaalaha iyo bulshada ku xeeran.

Xafiisyada MDOL ee Heerarka Shaqada, Adeegyada Shaqada, iyo Magdhawga Shaqala'aanta ayaa si wada jir ah uga shaqayn doona si ay u bixiyaan taageerada iyo macluumaadka lagama maarmaanka u ah loo-shaqeeyayaasha inay si degdeg ah oo kalsooni leh ugu dhaqmaan. wixii macluumaad dheeraad ah.

Applicable Counties

  • Statewide

What to expect

Macluumaadka soo socdaa waxa lagu daboolay inta lagu jiro kalfadhiyadan - Caymiska Shaqala'aanta, Adeegyada Xarunta Shaqada, Maine JobLink, Doorashooyinka Caymiska Caafimaadka, Kaalmada Guriyeynta

Ready to get started?